BETA nonprofit public democratic european moderated

Search

#buls
mickpl 4w

Największym oszustwem polskiego rynku pracy była chyba "kariera w korporacji". Już od wejścia atakują miłością. Padają hasła o "teamie", "pracy w zespole", "naszej firmie" itd. Dostajesz koszulkę z logo, brandowany kubek z własnym imieniem. Co kwartał motywujące rozmowy w HR, ankiety o Twoim "rozwoju", meetingi z menadżerami zza oceanu i inny tego typu bulshit. Mniejsza jak masz wywalone i po braku awansu skakałeś sobie z korpo do korpo. Część ludzi w to wierzyła i na wakacje ubierali firmowe czapeczki z daszkiem. No i bach. Dekoniunktura za oceanem, ej aj i Indie. Nie znasz dnia i godziny. Możesz przyjść na 9:00, odpalić taski i ok. 11:00 dowiedzieć się, że znikasz. Spadkuj się do 15:00 i dowidzenia. Do 20:00 zorientujesz się za to, że w tym kraju nie ma zatrudnienia dla specjalisty od programowania cewek paliwowych, a najbliższa firma, która to robi jest gdzieś na zachodzie Niemiec. 36 lat wolności i rodacy jeszcze nie zorientowali się, że warto by mieć też własną gospodarkę, a nie tylko leasing w gruncie rzeczy zupełnie obcej produkcji. #praca #korporacje #gospodarka

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐮𝐠𝐚 𝐝𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧𝐠𝐭𝐨𝐧 𝐃.𝐂. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey ayaa si nabad ah uga degay Madaarka Washington Dulles International Airport (IAD) ee magaalada Washington, D.C., halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Maraykanka iyo saaxiibada Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa safarka ku wehelinaya Marwada Koowaad ee Qaranka JSL, iyo xubno kale oo ka tirsan weftiga Madaxweynaha oo ay ka mid yihiin masuuliyiinta hoos ku xusan: 1. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah 2. Wasiirka Duulista iyo Horumarinta Madaarrada 3. Wasiirka Gaashaandhigga 4. La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqaalaha 5. La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah . Sidoo kale waftiga Madaxweynaha waxa ku soo biiri doona Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, Wasiirka Madaxtooyada iyo La-taliyaha Sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah . Muddada uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku guda jiro safarkiisa shaqo ee dalka Maraykanka, waxa uu kulamo iyo wada-hadallo la yeelan doonaa masuuliyiin iyo dhinacyo muhiim ah, isaga oo diiradda saari doona xoojinta xidhiidhka diblomaasiyadeed, iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha, maalgashiga, iyo taageerada qaddiyadda aqoonsiga ee Jamhuuriyadda Somaliland. Safarkani ma aha oo keliya booqasho diblomaasiyadeed, balse waa juhdi Qaran oo lagu horumarinayo danaha, sumcadda iyo himilada Jamhuuriyadda Somaliland, iyada oo Madaxweynaha iyo weftigiisu ay Washington u gudbin doonaan aragtida Somaliland, xaqiiqadeeda siyaasadeed, doorkeeda istaraatiijiga ah iyo rabitaanka shacabka Jamhuuriyadda Somaliland oo ah in dalkoodu helo aqoonsi iyo xidhiidh caalami ah oo ku salaysan dano-wadaag iyo iskaashi midho-dhal ah. 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇, 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫), 𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 #Somaliland #Diblomaasiyad #Amniga

E
EL MUNDO Sep 5

Freddie Mercury, nacido como Farrokh Bulsara en Zanzíbar hace ochenta años, dejó un legado musical indiscutible que incluye su famosa frase: No voy a ser una estrella. Voy a ser una leyenda, y su historia se conmemora en un museo en Stone Town que retrata sus inicios y su impacto en la música. #FreddieMercury #Zanzíbar #Queen

Freddie Mercury, ochenta años de una historia que comenzó en Zanzíbar: "No voy a ser una estrella. Voy a ser una leyenda"

59 gadu vecumā pēkšņi miris NBA leģenda Steisijs Kings, kurš bija ilggadējs Čikāgas Bulls komentētājs un trīskārtējs čempions, bet viņa nāves cēlonis pagaidām nav noskaidrots. #NBA #SteisijsKings #buls

Pēkšņi mirusi NBA leģenda, nāves cēlonis nav zināms